Aamina waris biography of william
Waris language - Wikipedia
Aamina Jire
Aamina Jire waa marwada [[Madaxweynihii Soomaaliland] Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magacdheer Siilaanyo. Waxa ay Aamina Waris ka mid ahayd hablihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed oo [[dead link]] wax barta.
Dugsigeedii Dhexe markii ay dhamaysay waxa laga dhigay ardeydii Nursing baranaysay, wakhtigaasi ka dib waxa ay u baxday Wadanka Ingiriiska, iyada oo 18 Bilood ka baranaysay dugsi A level ah si ay Jaamacaddaha wadankaasi Ingiriiska u gasho. Intaasi ka dib waxa ay Jaamacaddii ku takhusustay Umulisada iyo Nursin-ka, iyada oo ay ku qaadatay shan sanadood iyo badh, intaasi ka dib waxa ay ku soo noqatay Xamar, iyada oo ku xigeen u noqotay gabadh Austaralian ah, waxaana qalliin lagu sameeyey Walaalkeed Cali Jirde oo Maalqabeen ahaa u wareegtay shaqadii walaalkeed.
April, 1969, waxa ay is guursadeen Madaxweynaha Somaliland [Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)], oo wakhtigaasi Somalia ka ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, iyada oo lix Bilood guurko Somaliland: Best and brightest female students honoured BARU